Contact Us
Maqaalka Saddex biloodka 2023 vol.1
The standard chunk of Lorem Ipsum used since the 1500s is reproduced below for those interested.

Gudniinka Hablaha, oo inta badan loo yaqaan
gudniinka dumarka, waa dhaqan soo jireen ah kaas
oo dhaawac u geysta xubinta taranka ee hablaha,
meeshana ka saara qayb ama dhammaan xubinta
taranka ee inanta. Somaliland waxa ay ka mid tahay
dalalka ugu badan ee laga sameeyo Gudniinka
Hablaha, iyada oo 98% lagu sameeyey Hablaha.
Guddo dhaqameedyo ayaa ku shaqaysta shaqadan,
waxa ayna ku sameeyaan hablaha iyaga oo aan
adeegsanayn wax caawimo ah sida suuxiso ay
xubinta ay qalayso xanuunka ka disho iyada oo isticmaalaysa makiinad ama minddi.
Badanaa hablaha waxa lagu sameeyaa gudniinka marka ay da’doodu u dhaxayso 4 -12 jir.
In kasta oo mar-marka qaar lagu sameeyo hablaha marka ay dhashaan ama ay aad u
yaryar yihiin; taasina ay saameyn ku yeelan karto

images (1)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *